This is website talk sports & events I hope to like for website Please and please like and visit everday

WARBIXIN: Ka Hor Kulamada Premier Leaque-ga, Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay In Aad Ka Ogaato Xidigaha Dhaawac Ku Seegi Doona Ama Uu Shakigu Ku Jiro Ee Todobada Kooxood Ee Ugu Waa Wayn.


Waxaa laga soo laabtay kulamadii caalamiga ahaa waxayna kooxaha horyaalka Premier Leaque-gu isku diyaarinayaan kulamada 30 aad ee horyaalka iyada oo ay xamaasadu gaadhay halkii ugu saraysay balse lagu soo ilaaway kulamadii qamada aduunka. Markale xamaasadii horyaalka Premier leaque-ga ayaa sabtida dib uga bilaaban doonta garoomada England.
Haddaba ka hor kulamadan waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa dhamaan ciyaartoyda dhaawaca ku seegi doona kulamadan ee todobada kooxood ee horyaalka premier Leaque-ga si la mid ah xidigaha ay ilaa hadda uu shakigu ku jiro in ay taam noqodaan iyo waliba boqolkiiba fursada ay u haystaan kulamada soo socda in ay ciyaaraan.

 Kooxaha aan ka hadlayno waa sida kooxaha kala ah Chelsea, Tottenham, Manchester City, Liverpool, Manchester United, Arsenal iyo Everton.Kulamada ugu waa wayn ayaa dhex mari doona kooxaha Manchester City iyo Arsenal oo Emirates Stadium  ku balansan iyo waliba kulanka derbiga ah ee Anfield ku dhex mari doona kooxaha Liverpool iyo Everton. Haddaba halkan kaga bogo xogta ciyaartoyda dhaawacan ama uu shakigu ku jiro ee kooxahan.
 

 waa kooxda Arsenal Iyo Dhaawacyada Xidigiheeda



 
Santi Cazorla, Kubka (xili ciyaareedka danbe)
Petr Cech, kubka (Boqolkiiba 25% Fursad ayuu u haystaa kulanka todobaadkan )
Lucas Perez, Bawdada (Taariikh uu ku soo laabto ma laha)
Laurent Koscielny, madaxa (shaki yar)
Kieran Gibbs, jug soo gaadhay (shaki yar)

Waaa kooxda chelsea Iyo Dhaawacyadaa xidigiheeda


 
Eden Hazard, kubka(Boqolkiiba 50 % Fursad ayuu u haystaa kulanka todobaadkan)
John Terry, Jug soo gaadhay (Boqolkiiba 50 % Fursad ayuu u haystaa kulanka todobaadkan)
Victor Moses, Kubka (Boqolkiiba 50 % Fursad ayuu u haystaa kulanka todobaadkan)
Diego Costa, canqowga (Boqolkiiba 75 % Fursad ayuu u haystaa kulanka todobaadkan)
Thibaut Courtois, Feedhaha (Boqolkiiba 75 % Fursad ayuu u haystaa kulanka todobaadkan)

Waa kooxda liverpool Iyo Dhaawacyada Xidigiheeda 


 Daniel Sturridge, Feedhaha (Boqolkiiba 25 % Fursad ayuu u haystaa kulanka todobaadkan)
Marko Grujic , Taam ahaansho buuxa ayuu raadinayaa (Boqolkiiba 25 % Fursad ayuu u haystaa kulanka todobaadkan)
Jordan Henderson, cagta (Boqolkiiba 25 % Fursad ayuu u haystaa kulanka todobaadkan)
Adam Lallana, bawdada (Taariikh uu ku soo laabto ma laha)
Ovie Ejaria, Canqowga (Taariikh uu ku soo laabto ma laha)

Waaa Kooxda Manchester City Iyo dhaawacyada Xidigiheeda 



Ilkay Gundogan, Jilibka (Xili ciyaareedka danbe)
Gabriel Jesus, cagta (May 2017)
Kevin De Bruyne, muruqa(Boqolkiiba 50 % Fursad ayuu u haystaa kulanka todobaadkan)
Bacary Sagna, Muruqa (Boqolkiiba 50 % Fursad ayuu u haystaa kulanka todobaadkan)
Pa
blo Zabaleta, Jug soo gaadhay (Boqolkiiba 50 % Fursad ayuu u haystaa kulanka todobaadkan)
Raheem Sterling, Dhabarka (Boqolkiiba 75% Fursad ayuu u haystaa kulanka todobaadkan)

Waaa Kooxda Manchester United iyo dhaawacyada xidigiheeda 



Phil Jones, cagta (Taariikh uu soo laabto ma laha)
Paul Pogba, muruqa ( todobaad kadib)
Chris Smalling, jilibka (Taariikh uu soo laabto ma laha)
Marouane Fellaini, cagta (shaki aad u yar)
Wayne Rooney, jilibka (shaki aad u yar)
Ander Herrera, ganaax (April 4)
Zlatan Ibrahimovic, ganaax (April 4)

Waaa kooxda Totanham Iyo Dhaaawacyada Xidigiheeda 


 
Erik Lamela, muruqa (xili ciyaareedka danbe)
Harry Kane, canqowga (April 2017)
Danny Rose, Jilibka (Boqolkiiba 25 % Fursad ayuu u haystaa kulanka todobaadkan)
Vincent Janssen, xanuun (Boqolkiiba 50 % Fursad ayuu u haystaa kulanka todobaadkan)

Waa Kooxda Everton Iyo Dhaawacyada Xidigiheeeda


 Yannick Bolasie, Jilibka (January 2018)
Seamus Coleman, lugta (xili ciyaareedka danbe)
Muhamed Besic, Jilibka (May 2017)
Ramiro Funes Mori, Jilibka (May 2017)
Morgan Schneiderlin, kubka (Boqolkiiba 25% Fursad ayuu u haystaa kulanka todobaadkan)
James McCarthy, Muruqa (Boqolkiiba 25 % Fursad ayuu u haystaa kulanka todobaadkan)




Share:

0 comments:

Post a Comment