Kiko Casilla ayaa goolka Madrid ku soo bilawday waxaana difaaca ku wada jira , Danilo, Ramos, Nacho, Coentrao laakiin haddii uu Nacho wax kaadh digniin ah qaato waxa u seegi doonaa kulanka Barcelona. Kovacic, James iyo Isco ayaa khadka dhexe ku wada bilawday halka Lucas Vázquez, Asensio iyo Morata ay weerarka ku wada jiraan
SHAXAHA RASMIGA AH EE LABADA KOOXOOD:
Sporting Gijon: Cuéllar, Lillo, Meré, Babin, Amorebieta, Isma López, Carmora, Sergio Álvarez, Vesga, Moi Gómez, Čop.
Real Madrid: Kiko Casilla, Danilo, Ramos, Nacho, Coentrao, Kovacic, James, Isco, Lucas Vázquez, Asensio, Morata.
Kaydka Rubén Yáñez, Kroos, Marcelo, Casemiro, Mariano, Modric, Tejero.
0 comments:
Post a Comment