This is website talk sports & events I hope to like for website Please and please like and visit everday

Kooxda Arsenal ayaa xiiseeyneysa soo qaadashada ciyaaryahanka ay aad u bartilmaameeysaneyso kooxda Manchester City ee Virgil van Dijk.
Xidigaan ayaa laga yaabaa in kooxda Southampton laga soo iibsado waxaana ciyaaryahankaan macquul ah inuu kooxdiisa wax badan ka caawiyo balse sida ay wax ku socdaan waxaa uu u muuqdaa ciyaaryahan lala wareegidoono.
Daiy Star ayaa waraneysa in xidigaan u dhashay wadanka Dutch uu wada hadal la fureen labada kooxood ee aadka u doonayaa inay la wareegaan

Virgil van Dijk ayaa sidoo kale xiiseynayaan kooxaha kala ah Liverpool iyo kooxda Evrrton waxaana y doonayaan in xidigaan ay qaataan waa haddii ay Southamton iibineysa , suuq fiican ayaana ka dhaxeeya labadaan kooxoood.
Arsenal iyo Manchester City ayaa dagaalka ugu xoogan dhexmaridoonaa waxaana labadaan koxood ay u baahanyahanyihiin dilaa sida Virgil van Dijk.
Virgil van Dijk ayaan rajeeyndoonin inuu ciyaaro markale xilli ciyaareedkaan maadaama dhaawac dhanka lugta uu qabo.
Xidigaan waxaa uu kooxdiisa diyaar u noqondoonaa bisha August markaas oo furan suuqa kala iibsiga ciyaartooyda.
Share:

0 comments:

Post a Comment