This is website talk sports & events I hope to like for website Please and please like and visit everday

Khabiirka ROBBIE SAVAGE Oo Saadaaliyay Afarta Kooxood Ee Kaalmaha Sare Kaga Dhamaysan Doona Premier Leaque-ga, Dhibcaha Ay Kala Heli Doonaan, Natiijada Laga Filan Karo Kulamada U Hadhsan Iyo Laba Kooxood Uu War Xun Siiyay.

habiirka kubbada cagta Robbie Savage oo warbixin dheer ku qoray wargayska Daily Mirror ayaa sharaxaad ka bixiyay qaabka uu filayo in afarta kooxood ee ugu sareeya ay noqon doonaan iyo kooxaha ku dhamaysan kara. Robbie Savage ayaa bilawgii xili ciyaareedkan ka mid ahaa raggii saadaasha ka bixiyay horyaalka Premier leaque-ga iyo sida kaalmaha sare loogu dhamaysan karo.
Robbie Savage ayaa qormadiisa ku bilaabay war xun oo aan u fiicnayn jamaahiirta kooxaha Arsenal iyo Manchester United wuxuuna ku dooday in qaabka ay wax u socdaan in Mourinho iyo Wenger ay xili ciyaareedkan seegi doonaan afarta kaalmood ee sare
Robbie Savage ayaa yidhi: “ka hor intii aan kubbadba la laagin waxaan saadaaliyay in sanadkani uu yahay sanadkii ay Gunners seegaysay kubbada cagta Champions Leaque-ga ee intii uu Arsene Wenger soo maamulayay isla markaana aaniga farxad ima siinayso in natiijooyinku ay cadeeyaan sidii hoos ku qoran ee aan u saadaaliyay”.
Robbie Savage ayaa saadaliyay in Chelsea ay 91 dhibcood ku qaadi doonto koobka horyaalka Premier Leaque-ga isla markaana ay Tottenham kaalinta labaad ku gali doonto 83 dhibcood. Wuxuuna kaalinta saddexaad u saadaaliyay  Manchester City oo uu siiyay 78 dhibcood halka uu kaalinta afraad u hibeeyay Liverpool oo uu siiyay 76 dhibcood balse Manchester United oo kaalinta shanaad ah iyo Arsenal oo kaalinta lixaad ah ayuu sheegay in ay seegi doonaan Champions Leaque-ga.
Saadaasha Robbie Savage Ee Afarta Kaalmood Ee Sare Iyo Kooxaha Uu U Saadaaliyay Kaalmaha Sare Iyo Waliba Natiijooyinka Kulamada U Hadhay Lixda Kooxood Ee Waa Wayn:

KULAMADA CHELSEA U HADHAY:


Man Utd (marti) barbaro
Southampton (minan) Guul
Everton (marti) Lose
Middlesbrough (minan) Guul
West Brom (marti) Guul
Watford (minan) Guul
Sunderland (marti) Guul
Dhibcaha: 91 = Champions

KULAMADA TOTTENHAM U HADHAY



Bournemouth (marti) Guul
Crystal Palace (marti) Barbaro
Arsenal (Minan)  Guul
West Ham (marti) Barbaro
Man Utd (Minan) Barbaro
Leicester (marti)  Guul
Hull (marti)  Guul
Dhibcaha: 83 = Kaalinta labaad

KULAMADA MANCHESTER CITY U HADHAY:


Southampton (Marti) Barbaro
Man Utd (Minan) Barbaro
Middlesbrough (marti) Guul
Crystal Palace (Minan) Guul
Leicester (Minan) Guul
West Brom (Minan) Guul
Share:

0 comments:

Post a Comment