This is website talk sports & events I hope to like for website Please and please like and visit everday

SUUQA: Jose Mourinho Ma Quusto ”Dib Ayuu Ugu Laabtay Wada Hadalka Ciyaaryahanka Monaoc U Sharaxa Kubadaha

Kooxda Manchester United ayaa dib ugu soo laabatay loolanka iyo sidoo kale dagaalka ay ugu jirtay kubadsameeyaha kooxda Monaco Bernardo Silva.


Sundery Express ayaa ku warameysa in kooxda Monaco oo hada joogta Semi Finalka Champions League ay ku adkaaneyso inay fasaxdo xidigeheeda muhiimka ah waxaana ay kooxdaan qaab ciyaared cajiib ah ku qaadaneysaa Champions League
Xidigo muhiim ah oo daafacyada iyo sidoo kale khadka dhexe ka ciyaaraan ayaa kooxdaan laga soo dalbaday waxaana kamid ah in kooxo waa weeyn ay damacsanyihiin inay soo qaataan ciyaartooda kooxda.
Share:

0 comments:

Post a Comment