Chelsea ayaa u baahan iney kasoo laabato guuldaradii lama filaanka aheyd ee ay Crystal Palace kala kulantay sabtidii waxeyna ku qasban tahay iney garaacdo Manchester City si ay dhinac ugu rido loolanka horyaalka Premier League inkastoo aysan kooxaha kale fursad fiican u aheyn.
Dhanka kale Man City ayaa u baahan guul si ay ugu yaraan u nooleyso hardanka ay ugu jirto iney ku dhameysato afarta ugu sareysa waxeyna mar walba isha ku heyn doonaan natiijooyinka Liberty Stadium (Swansea vs Spurs) iyo kan Anfield (Reds vs Cherries).
Pep Guardiola iyo wiilashiisa waa la hakiyay todobaadkaan madama ay u safreen waqooyiga London, barbaro 2-2 ah ayeyna ku kala baxeen iyaga iyo Arsenal.
Home »
chelsea
,
premier league
» WARBIXINTA KULANKA: Kulanka: Chelsea vs Manchester City Tartanka: Premier League
0 comments:
Post a Comment