
Labadaan lamaane ayaa go’aansaday iney aadaa goob lagu caweeyo laguna qoob ka ciyaaro oo ku taala magaalada Sao Paul halkaas oo ay ku qaateen waqti farxadeed.
Saacado kadib markii uu goolka ka dhaliyay Paraguay ayeyna dhacdadaan dhacday, waxaase farxadaas gacan weyn ka geystay ciyaartoyda qaranka Brazil kuwaas oo garaacay Uruguay oo kusoo dhawaan laheyd,.
Neymar iyo Bruma wuxuu xiriirkaan ka dhaceeyaa sanado badan, waxeyna ahaayeen kuwo ay xamaasadda ka tan badisay isla markaan aad igu soo dhawaanayay weyna isla qoob ka ciyaareen.
Neymar wuxuu xirnaa funaanad madow iyo tabeebe guudan sida ka muuqata sawirka, qoob ka ciyaarkooda kadibna waxey cabeen cabeen fudud.
Bruna waa 21-jir, waana gabar aad caan uga ah gudaha wadanka Brazil sidoo kalana waa gabar dharka xayeysiisa, waana hogaamiya taxanaha Soap Opera ee dalkeeda.
0 comments:
Post a Comment