Liverpool ayaaa aaminsan in dib u soo celin karaaan dalabkoodii xidiga reer colombia ee james Rodrigues waaa hadii ay ka mid noqdaan kooxaha soo aadayo tartanka champion league
25 jirkaan ayaaaa haatan u muuqda mid ka dooq dhacay macalinka real madrid ee zidane waxaa la hadal hayaa in ka mid noqon doono heshiishka kooxda real ka doonayso xidiga reer chelsea ee Eden Hazard
0 comments:
Post a Comment