Cristiano Ronaldo Waa Hogaamiyaha Ugu Sareeya Qaranka Bortuqal, Waana Mid Ka Mid ah Kuwa Ugu Weyn Ee lagu xasuusan doono Taariikhda Qarankiisa.
Ronaldo Cawa waxaa Uu Horkacayaa Qaranka Portuqal Ee kulan Saaxiibtinimo Kula leh Jasiiiradda Madeira Dhigooda Sweden, Balse Kulunkaan Waxa Dib U cilinayaa Xasuusta Dad Badan Oo la Socdo Waayaha Cristiano Ronaldo Kaas Oo Mar Loo diiday Inuu Madalo Da'yarta Sporting Lisbon
Ronaldo Wuxuu ahaa 15-jir Kana mid ahaa Kuwa Ugu Fican Sportin Lisbon Kooxddeda Yar Yar, Cristiano Wuxu Isha Ku haayay In Uu Ciyaarayo Kulan Ay La ciyaarayeen Koox Ka Dhisan Deegaanka Oo La yiraahdo MIRTIMO Iyadoo Uu Qoyskiisa Diyaar U ahaayeen In Ay dawadaan Bandhigga Wiilkooda Aadka Looga Daba Dhacay Nasiib Xumo RONALDO Waxaa loo diiday in oo ka Qayb kalo Kulunkaa
Macalimiinta Xiligaas Ee labada koox Leonel Pontes iyo LUIS Martins ayaa ka ganaaxay Kulankaas Iyada Oo Loo sababeeyey in Oo RONALDO la dagaalay mid ka mid ah shaqaalaha Ciyaartoyda Deegaanka
Nasiib Wanaag Hada wuxuu haystaaa Abaal marinta xidiga ugu fican Aduunka Ee Balon d'Or
Home »
» Ciqaabtii Ugu adkayd Oo Uu la Kulmo Cristiano Ronaldo Waayihiisii Kubada Cagta Oo cawa Dib Loo xasuusan Doono, Sabab?
0 comments:
Post a Comment