This is website talk sports & events I hope to like for website Please and please like and visit everday

Jose mourinho oo si Toos uga hadlay, Mushaarka la siin doono & wargayska SPORT Oo ka warbixiyey Lacagaha ay UNITED kula wareegayso NEYMAR

Manchester United ayaa isku diyaarinaysa inay bixiso lacagaha lagu jabin karo heshiiska NEYMAR kaas oo ah 173 malyan Oo pound Oo u dhigma 200 malyan Oo Euro sida ay ku waramayan warbixino ka imaanaya SPAIN


Wargeyska SPORT ee ka soo baxa Gobalka CATALONIA ayaaa sheegay in JOSE oo diyaarinayo Qorshe uu saxixa NEYMAR kaga          dhigto Bartimaalmeedkiisa kowaad marka Oo furmo suuqa


Hadii heshiiska Oo dhaco Neymar wuxuu noqon doona ciyaaryahanka UGU qaalisan KUBADA cagta wuxuu iskoorka kala wareegi doona  Paul Pogba oo xagaagii la soo dhaafay 89 MALYAN Oo POUND UNITED kala soo wareegtay xidiga kooxda JUVENTUS

 sidoo kale MANCHESTER ayaa ciyaaryahanka u soo bandhigtay MUSHAAR gaaraya 415,000 kun Oo POUND
Share:

1 comments:

  1. waaaa wax lama filaaan ah wlh haday dhacdo
    manchester qof cilinayso ma jirto
    lkn ila ma aha in barce ay si fudud ku dhiibayso NEYMAR

    ReplyDelete