Cristiano Ronaldo ayaa ka mid noqday Qofka ugu danbeeyey Ee ka soo muuqda 10-ka xidig ee ugu Goolasha bdan xulalka qarabka kubada cagta ka dib markii xalay Oo ka dhaliyey xulka sweden goolka
Cristiano ayaa labo gool ka dhaliyey isbuucan bilowgiisa qaranka hungary goolasha oo kal dhignaa goolkiisii 69 & kii 70 aad Ee waayihiisa qaranka, balse xalay ayuu gool kale raacsaday kulunkii saaxiibtinimo ahaa ay guuldarada kala kulmeen xulka sweden
Wiilka ku dhashay Madier ayaa caawinaad ka helay Gelson Martins isagoo si qurux badan kubad u dib mariyay goolhaye Karl Johnsson.
Ronaldo goolkaas wuxuu ka saaciday inuu barbareeyo goolasha Miroslav Klose ee Jarmalka, kuwii uu Thailand u dhaliyay halyeygooda Kiatisuk Senamuang, hana ka reebin inuu sidoo kale barbaro la yahay, boqorkii Sacuudi Carabiya Majed Abdullah.
Si kataba Ronaldo wuxuu 6-gool qura ka hooseyaa halyeyga kubadda cagta dunida Pele kaas oo Brazil waqtigiisa u dhaliyay 77-gool.
Liiskaan waxaa hogaaminaya halyeeygii hore qaranka Iran oo ay adag tahay in la gaaro rikoorkiisa madama uu dhaliyay 109-gool, Ferenc Puskas ayaa ku xiga kaas oo Hungary soo maray waqti hore 84-gool ayuuna dhaliyay.
KaalintaCiyaariyahankaWadankaGoolasha1Ali DaeiIran1092Ferenc PuskasHungary843Kunishige KamamotoJapan804Hussein SaeedIraq785PeleBrazil776Godfrey ChitaluZambia767Sandor KocsisHungary757Bashar AbdullahKuwait759Majed AbdullahSaudi Arabia719Kiatisuk SenamuangThailand719Miroslav KloseGermany719Cristiano RonaldoPortugal71
Home »
» Cristiano Ronaldo oo ka mid noqday 10 ka xidiga Ee ugu goolasha bdan Taariikhda xulalka qaranka kubada Cagta
0 comments:
Post a Comment