
“Dhamaan waa wax ka mid ah ciyaarta, wararka xanta ah ee Eden waxey khalkhal galineysaa ciyaartoydeyda” ayuu yiri Conte. “Kaliya waxaan dhihi karaa in Eden uu sameynayo wax fiican isla markaana uu nagu faraxsan yahay”
“Wax badan ayaan khibrad u leeyahay maareynta xaaladahaan oo kale, waana wax caqli ah sidoo kalana caadi ah iney xanta bilaabato marka xaaladaan oo kale la joogo xili ciyaareedka”
“Wey i farxad galineysaa arintaan sababtoo ah waxey la micno tahay inaan shaqo fiican qabaneyno”
Sidoo kale Wararka suuqa ayaa ku waramaya in Greath Bale Oo Booska u Faaraji Doono Wiilka Belgium Ee Eden Hazard Bale Ayaaa La xiriirinaya Kooxda Man Chester United Sida ka waramayaan Majaladaha Ka soo Baxa Spanish
Jose Morinho Ayaaa doonayo wiilkan Reer Wales Ee greath Bale