Home »
» Kooxda liverpool Oo suuqa ka Baadi goobayso Iyo afar xidig Oo ish Ku haysa. Waa Kuma Xidigahaas?
Kooxda liverpool Oo suuqa ka Baadi goobayso Iyo afar xidig Oo ish Ku haysa. Waa Kuma Xidigahaas?
Kooxda Liverpoll ayaa diyaar u ah in ay hesho xidigii badali lahaa SUPER STAR liverpool ee COUTINHO iyada haataan shaacisay xidigaha ay is leedahay badal wa ay u noqon karaan Philip
Wargayska ayaa sheegay in ay xiddiguhu kala yihiin Manuel
Lanzini (West Ham),
Thomas Lemar (Monaco),
Julian Draxler (PSG),
Gelson Martins (Sporting Lisbon),
sanches (arsenal)
Coutinho ayaa la filayaa in uu ciyaaray kualnkiisii ugu dambeeyay ee Liverpool isaga oo ku sii dhawaanaya in uu kooxda ka tago maalmaha soo socda.
Liverpool waa inay la soo wareegtaa xiddiga Arsenal Alexis Sanchez oo ay ka bixisaa 40 milyan ginni si uu bedel ugu noqdo Philippe Coutinho waxaa sidaasi ku taliyay weeraryahankii hore ee Reds John Aldridge
Wargayska Mundo Deportivo ayaa sheegaya in ay kooxda Liverpool diyaarsatay 5 xiddig oo ay u dhaqaaqi doonto adeegooda si ay ugu buuxiso booska Coutinho.
0 comments:
Post a Comment