This is website talk sports & events I hope to like for website Please and please like and visit everday

WARAKA SUUQA KALA IIBSIGA: manta oo arbaca MAXAA kala SOCOTAA?

Maxaa ka jira wararka sheegaya inay Liverpool si dhaqsi ah usoo qaadaneyso Naby Keita? Kooxdiisa ayaa ka jawaabtay!

Xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Barcelona ee Samuel Umtiti ayaa lagu soo waramayaa in uu kooxdiisa Barcelona ku war galiyay go,aankiisa ku aadan mustaqbalkiisa kooxda Barcelona xilli ay soo baxayaan warar sheegaya in kooxda Barcelona wadahadalo la qaadatay wakiilka xiddiga.

Wargaska L’Équipe  ayaa goordhawayd sheegay in wakiilada kooxda Man city wadahadalo la qaateen wakiilada xiddiga iyaga oo diyaar u ah in uu Guardiola bixiyo lacag 60-ka milyan ah ee lagu bur-burinayo heshiiskiisa Barcelona
Share:

0 comments:

Post a Comment